Wiil uu dhalay Afhayeenka Shabaab Cali Dheere oo kasoo muuqday kooxda qaaday weerarkii Godka Jilicow

By - - [General]

Kooxda AS ayaa muuqaal ah baahisay oo kusaabsan weerarkii Godka Jilacow ku sheegtay in kooxdii weerarkaas fulisay uu kujiray wiil uu dhalay Afhayeenka kooxda Cali-Dheere.

Cali dheere iyo Wiilkiisa ayaa si wadajir ah uga soo  muuqanaya Muuqaalka waxaana kooxdu ay ku sheegtay Magaciisa Cabdiraxmaan Shekh Cali oo kudhashay Muqdisho 2006-dii Sidookale Waxay kooxdu soo bandhigtay laba nin oo ajaanib ah oo weerarka qeyb ka ahaa kuwaas oo uu midi udhashay Tanzania midna u dhashay Itobiya gaar ahaan Qowmiyada Oromada.

weerarkan oo dhacay 5-tii October 2025 ayaa loo adeegsaday gaari lagu buufiyay Calaamada Hay’ada NISA iyadoo sidookale kooxda weerarka fulisay loo xiray direyska ay caanka kuyihiin ciidanka Nabad Sugida.




Facebook     Twitter     WhatsApp     Telegram


Kindly Login or Register to comment and like and earn

Comments (0)


No comments for this post

Others are reading



Wiil uu dhalay Afhayeenka Shabaab Cali Dheere oo kasoo muuqday kooxda qaaday weerarkii Godka Jilicow Gudoomiyaha baarlamaanka Koofur Galbeed oo si kulul uga hadlay qabsashada ciidanka dowldda ee Baraawe Steven Gerrard Oo Arne Slot Ka Codsaday In Szoboszlai Boos Aan Booskiisa Ahayn Laga Ciyaarsiin Ingiriiska Oo Taariikh Xun Ka Sameeyay Champions League Hugo Ekitike: “Salah Waa Laacib Aan La Xaqiri Karin” Madaxweyne Laftagareen oo iska casilay xilkii uu ka haayay xisbiga JSP. Maraykanka oo duqaymo cusub ka fuliyay buuralayda Goolis. Qatar oo dalkeeda ka ceyrisay Saraakiil ka tirsan Safaarada Iran ee Doha Falastiiniyiin ku dhintay weerar ay qaaday Iran. Trump oo ka qoomamayna weerarkii lagu qaaday xarumaha Tamarta Iran.